Uploaded by QUBACENTRE on Apr 30, 2011 Qaybta: 1aad
Masjid Quba waxaa farxad u ah inuu idiin soo gudbiyo barnaamij la magac baxay Caafimaadka.
Dr Muxamed aadam makhtal ayaa si faahfaahsan oga hadlaya cudurro kala du duwan si
gaar ahna ugu wajahan umadda soomaaliyeed.
Su'aalaha Caafimaadka & Haddaad doonaysid
Cinwaanka ama mowduuca xiga oo dhakhtarka ka hadli doono inaad fikrad ku yeelato
fadlan ku soo dir Email: info@qubacentre.com
Ama soo wac Tel: 442081509299
Uploaded by QUBACENTRE on Apr 30, 2011 Qaybta: 2aad
Uploaded by QUBACENTRE on Apr 30, 2011 Qaybta: 3aad
Uploaded by QUBACENTRE on Apr 30, 2011 Qaybta: 4aad